📖
Soomaaliya - Qiimaynta Saboolnimadda Iyo Sinnaanta
World Bank

Soomaaliya - Qiimaynta Saboolnimadda Iyo Sinnaanta

Author / Organization:
Economics & Development Published 2024 Verification Pending

Overview & Synopsis

Qiimeynta Saboolnimada iyo Sinaan la'aanta Soomaaliya waxay diiradda saari doontaa saddex mowduuc oo qoto dheer. Midka koobaad wuxuu diiradda saari doonaa nolol-maalmeedka dadka Soomaaliyeed, maadaama ay muhiim u tahay yareynta saboolnimada ee waarta. Waxa uu eegi doonaa nooca dakhliga, nooca shaqadda, qaybta shaqadda, iyo ganacsiyadda qoyska. Mawduuca labaad wuxuu diiradda saari doonaa khataraha, gaar ahaan kuwa cimillada. Waxa uu diiradda saari doonaa cidda ay halista ku tahay, cidda u nugul, iyo waxa ay qoysasku sameeyaan si ay ooga jawaabaan marka ay la kulmaan. U adkeysiga khataraha iyo halista waa muhiim si qoysaska ay uga baxaan saboolnimada daashatay. Mowduuca ugu dambeeya wuxuu si gaar ah diiradda u saari doonaa dadka reer guuraaga ah, maadaama ay haystaan heerar saboolnimo oo aad u sareyso, saboolnimo aad u daran, iyo saboolnimo aan dhaqaale ahayn. Cutubka wuxuu eegi doonaa tirada yar ee qoysaska reer guuraaga ah ee aan saboolka ahayn si loo baaro waxa lagu dabaqi karo in laga caawiyo qoysaska reer guuraaga ah ee saboolka ah.

Indexed from repository: World Bank Documents & Reports (documents.worldbank.org)
Loading document from verified source...
Keyboard Shortcuts: ← / → for pages • + / - for zoom • 0 to fit width Powered by Mozilla PDF.js v3.11

Document Information

Document Title Soomaaliya - Qiimaynta Saboolnimadda Iyo Sinnaanta
Author / Organization World Bank
Subject & Discipline Social Protection
Categories Economics & Development
Publication Year 2024
License / Rights Creative Commons Attribution 4.0 (CC BY 4.0)
Resource Verification Listed PDF (Verification Pending)
Original Host Website World Bank Documents & Reports (documents.worldbank.org)
File Format application/pdf (Portable Document Format)
Language EN
Catalog ID DOC-304957
Original Source Link Visit Source Page on documents.worldbank.org »